Qaamuuska Asalka
oomane
(-ayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.cimi.) Roob yari: badanaa waxaa lagu isticmaalaa cimilo ama gobol uu roobku ku yaryahay oo uu deegaanta si liidata ugu filanyahay. Mararka qaarkood waxaa lagu isticmaalaa meelaha celceliska roobku ka yaryahay 250 mm (10 hiisk).
Erayo la-mid ah
oomaar1. Kul badan. 2. Ur ka dhasha cunto gubatay biyo la'aan awge…oomaar1. Kul badan ku gubasho. 2. Cunto dab saaran biya la'aan awg…oomaariWax oomaar u yeelid.oomanaynBiyo ka saaridda walax.oomane-u-eke(juqr.) Ereyo loo istiicmalo cimilada iyo deegaanta siday u …oomasooreDhul oommane ah oo aan dad iyo duunyo midna joogin.oomatiWax la quuto.

