Qaamuuska Asalka
oomane-u-eke
(-yaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(juqr.) Ereyo loo istiicmalo cimilada iyo deegaanta siday u kala horeeyaan gobollada cidhifyada lamadegaannada halkaasoo roob sannadeedku in yar badanyahay deegaantuna xoogaa ka filiqsantahay meelaha ku xiga, sida lamadegaanka kulul iyo safaanaha dhexdooda.
Erayo la-mid ah
oomaar1. Kul badan. 2. Ur ka dhasha cunto gubatay biyo la'aan awge…oomaar1. Kul badan ku gubasho. 2. Cunto dab saaran biya la'aan awg…oomaariWax oomaar u yeelid.oomanaynBiyo ka saaridda walax.oomane(c.cimi.) Roob yari: badanaa waxaa lagu isticmaalaa cimilo a…oomasooreDhul oommane ah oo aan dad iyo duunyo midna joogin.oomatiWax la quuto.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
