Qaamuuska Asalka
oo
Macnaha
xi. 1. (nax.) Xiriiriye loo adeegsado in laysku xiro labo weer tabineed oo abyoon. Tus. “Cali waa nin wanaagsan oo deeqsi ah”, “Cali oo Xamar joogay ayaan la kulmay, adoo harsan waayay ma laguu soo harsaday?” 2. (nax.) Xiriiriye isku xira laba fal oo isku mar la qabtay.
Erayo la-mid ah
ood1. Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo. 2. Geed qodax le…ood1. Geed la gooyey xero ka samayn. 2. Xero, guri iwm afka ka …oodaaleBadar uu dhalo geed digir ah oo fufay.oodafee1. Cid aflagaaddo gaarsiin 2. Xero afka ood ka saarid.oodafo1. Ood weyn oo xerada xoolaha afka laga saaro. 2. Aflagaaddo…oodan1. Qof ka dhashay qolo xoog iyo tiro badan. 2. Bawdka beerta…oodanCiyaarta shaxda oo aan meel laga soo galo lahayn.oodan1. Wax xirmay noqosho (albaab, xero iwm). 2. Arrin, hadal iw…

