Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

oodafee

(-feeyay, -feysay)
Falg2

Macnaha

1. Cid aflagaaddo gaarsiin 2. Xero afka ood ka saarid.

Erayo la-mid ah

oodaaleBadar uu dhalo geed digir ah oo fufay.oodafo1. Ood weyn oo xerada xoolaha afka laga saaro. 2. Aflagaaddo…oodan1. Qof ka dhashay qolo xoog iyo tiro badan. 2. Bawdka beerta…oodanCiyaarta shaxda oo aan meel laga soo galo lahayn.oodan1. Wax xirmay noqosho (albaab, xero iwm). 2. Arrin, hadal iw…oodan41. Xero wax la ooday ahaansho. 2. Qof aan waxba la dhacsiin …
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms