Qaamuuska Asalka
ood
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo. 2. Geed qodax leh.
Erayo la-mid ah
oodaaleBadar uu dhalo geed digir ah oo fufay.oodafee1. Cid aflagaaddo gaarsiin 2. Xero afka ood ka saarid.oodafo1. Ood weyn oo xerada xoolaha afka laga saaro. 2. Aflagaaddo…oodan1. Qof ka dhashay qolo xoog iyo tiro badan. 2. Bawdka beerta…oodanCiyaarta shaxda oo aan meel laga soo galo lahayn.oodan1. Wax xirmay noqosho (albaab, xero iwm). 2. Arrin, hadal iw…oodan41. Xero wax la ooday ahaansho. 2. Qof aan waxba la dhacsiin …ooddinXanuun saableyda qabta oo ka dhasha jug, dabayl xoog leh ama…

