Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

o

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Xarafka shan iyo tobnaad ee xuruufta af soomaaliga ah, waana shaqal.

Erayo la-mid ah

obiyumDawo laga miiro geedka la yiraahdo “poppy papaver somniferum…oday1. Nin da' weyn; duq; waayeel. 2. Nin waxgarad ah ama xil qa…odayee/mg2 (-deeyay, -deysay) 1. (f.g) Geel la lisayo caanihiisa q…odaynnimoOday ahaansho. ld odaytinnimo.odayow1. Da'weyn gaarid; waayeeloobid. 2. Waayoaragnimo yeelasho.oddoros1. Qiyaas lagu maleeyo roob meel durugsan ka da'ayo. 2. Cilm…oddoros1. Roob muuqda meeshuu ku da'ayo qiyaasid. 2. Mustaqbalka wa…ogDhacdo, arrin iwm ka warhayn.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms