Qaamuuska Asalka
obiyum
(daaw.)MagacLafdheeri
Macnaha
Dawo laga miiro geedka la yiraahdo “poppy papaver somniferum” oo xanuun bi'is ah hurdana keenta maadama ay morfiin ku jirto.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha