Qaamuuska Asalka
oday
(-yaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Nin da' weyn; duq; waayeel. 2. Nin waxgarad ah ama xil qaadi kara, mas'uul; xilkas.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha
1. Nin da' weyn; duq; waayeel. 2. Nin waxgarad ah ama xil qaadi kara, mas'uul; xilkas.