Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nin

(-iman, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qof lab oo qaangaar ah. 2. Qof lab ah oo wanaag iyo karti dheeraad ah leh. 3. Labada qof ee isqaba midka lab; say.

Erayo la-mid ah

nin-la-xoreeye(taar.) Waqtiyadii hore addoonka marka la xoreeyo, beertiisa…ningaxMayrax, maro iwm. oo qarka lagaga duubo haruub si uu weelka …ningaxHaruub qarka mayrax, maro, iwm ugu duubid si uu weelka aad u…ningaxanHaan wax la ningaxay. ld lingaxan, niggaxan.ningaxashold lingaxasho, niggaxasho.ningaxnaanld lingaxnaan, lingaxnaansho, niggaxnaan.ningaxnaansho/dh ld ningaxnaan.ningaxoHaan ningax u yeelasho. ld lingaxo, niggaxo.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms