Qaamuuska Asalka
nin-la-xoreeye
(niman ..., m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(taar.) Waqtiyadii hore addoonka marka la xoreeyo, beertiisa wuu falan jirey xorna wuu ahaa; xoryeel.