Qaamuuska Asalka
nashaaddaysan
(-snaa, -snayd)Falmg4
Macnaha
Wax farax iyo firfircooniyi ka muuqato ahaansho. ld nishaaddaysan.
Erayo la-mid ah
nashMeesha madaxa carruurta kol dhow dhalatay xaggiisa sare ku t…nashaadFarxad iyo firfircooni. ld nanashaaddo, nishaad.nashaaddaysnaanld nashaaddaysnaansho, nishaaddaysnaan.nashaaddaysnaansho/dh ld nashaaddaysnaan.nashirAkhbaar faafin.nashiranWax la faafiyay ahaansho (akhbaar).nashiridld nashir¹.nashirnaanld nashirnaansho.

