Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nash

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Meesha madaxa carruurta kol dhow dhalatay xaggiisa sare ku taal ee boodboodda; nasiso. ld nashley, nashnashley, nasin, nasiso¹.

Erayo la-mid ah

nashaadFarxad iyo firfircooni. ld nanashaaddo, nishaad.nashaaddaysanWax farax iyo firfircooniyi ka muuqato ahaansho. ld nishaadd…nashaaddaysnaanld nashaaddaysnaansho, nishaaddaysnaan.nashaaddaysnaansho/dh ld nashaaddaysnaan.nashirAkhbaar faafin.nashiranWax la faafiyay ahaansho (akhbaar).nashiridld nashir¹.nashirnaanld nashirnaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms