Qaamuuska Asalka
nashaad
(-ddo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Farxad iyo firfircooni. ld nanashaaddo, nishaad.
Erayo la-mid ah
nashMeesha madaxa carruurta kol dhow dhalatay xaggiisa sare ku t…nashaaddaysanWax farax iyo firfircooniyi ka muuqato ahaansho. ld nishaadd…nashaaddaysnaanld nashaaddaysnaansho, nishaaddaysnaan.nashaaddaysnaansho/dh ld nashaaddaysnaan.nashirAkhbaar faafin.nashiranWax la faafiyay ahaansho (akhbaar).nashiridld nashir¹.nashirnaanld nashirnaansho.

