Qaamuuska Asalka
naasley
(c.nafl.)MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Dir ka tirsan lafdhabarleyda oo ka kooban ilaa 250 sinji. Naasleydu waa xayawaan dhiig diirane ahoo maqarkoodu leeyahay qanjidho dhidid, kuwaas oo soo daaya dhidid qoboojiya jidhka. Jidhkoodana waxa ku daboolan timo. naaso, Naasleydu dhammaantood waxay leeyihiin kuwaas oo soo daaya caano ay ku quudiyaan ilmahooda. ld naasaley, naasooley.
Erayo la-mid ah
naas1. Labada xubnood ee caanuhu galaan ee ku yaal laabta dumark…naasacelisMaro dumarka naasaha ku xidhaan oo dhexda ku leh laba god oo…naasaleyNafleyda inta ilmaha dhasha oo nuujisa. ld naasley.naashnaashnaansho/dh ld nashnaanshnaan.naasnuujiSi qarsoodi ah qof wax u siin.naasnuujinld naasnuujis.naastro1. Qalab hadalka iwm ku duuba cajaladaha. 2. Silsilad xabbad…

