Qaamuuska Asalka
naas
(-so, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Labada xubnood ee caanuhu galaan ee ku yaal laabta dumarka midkood. 2. Labada cad ee ka soo taagan laabta ragga midkood. 3. Cad dhuuban oo xayawaanka caanaha leh candhadooda ka soo laalaada. 4. Dhuun ka soo taagan weelasha wax lagu shubto qaarkood; Ib; gulgulo.
Erayo la-mid ah
naasacelisMaro dumarka naasaha ku xidhaan oo dhexda ku leh laba god oo…naasaleyNafleyda inta ilmaha dhasha oo nuujisa. ld naasley.naashnaashnaansho/dh ld nashnaanshnaan.naasleyDir ka tirsan lafdhabarleyda oo ka kooban ilaa 250 sinji. Na…naasnuujiSi qarsoodi ah qof wax u siin.naasnuujinld naasnuujis.naastro1. Qalab hadalka iwm ku duuba cajaladaha. 2. Silsilad xabbad…

