Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

naasacelis

(-syo, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

Maro dumarka naasaha ku xidhaan oo dhexda ku leh laba god oo naasuhu geli karaan, dacalladeeduna ku dhamaadaan biro isa sudimi kara; keeshali; rajabeeto.

Erayo la-mid ah

naas1. Labada xubnood ee caanuhu galaan ee ku yaal laabta dumark…naasaleyNafleyda inta ilmaha dhasha oo nuujisa. ld naasley.naashnaashnaansho/dh ld nashnaanshnaan.naasleyDir ka tirsan lafdhabarleyda oo ka kooban ilaa 250 sinji. Na…naasnuujiSi qarsoodi ah qof wax u siin.naasnuujinld naasnuujis.naastro1. Qalab hadalka iwm ku duuba cajaladaha. 2. Silsilad xabbad…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms