Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

naa

Urursij

Macnaha

Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo; magac ayaa badanaa ka dabadhaca. Tus. “Naa Kaaha!”, “Naa Ubax”. ld naayaa.

Erayo la-mid ah

naa'ib1. Mudane ka tirsan barlamaanka. 2. Wakiilka qof madax ahi l…naabQolof qallalan oo fuusha bishimaha qofka marka uu harraado a…naab1. Wax fur ku adkeyn. 2. Ku n.: wax la kor saaray wax kale k…naaban1. Wax fur lagu naabay ahaansho. 2. Wax wax kale kor lagaga …naabidld naab¹, nabid.naabnaab1. Qof, wax shiddo badan oo caqli yar noqosho. 2. Qof faqri …naabnaab1. ld naannaab 1. N. ah: qof caqli yar oo shiddo badan. 2. l…naabnaabiNaabnaab ka dhigid (qof). ld naannaabi.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms