Qaamuuska Asalka
naaban
(-bnaa, -bnayd)Falmg4
Macnaha
1. Wax fur lagu naabay ahaansho. 2. Wax wax kale kor lagaga dhejiyey ahaansho.
Erayo la-mid ah
naabQolof qallalan oo fuusha bishimaha qofka marka uu harraado a…naab1. Wax fur ku adkeyn. 2. Ku n.: wax la kor saaray wax kale k…naabidld naab¹, nabid.naabnaab1. ld naannaab 1. N. ah: qof caqli yar oo shiddo badan. 2. l…naabnaab1. Qof, wax shiddo badan oo caqli yar noqosho. 2. Qof faqri …naabnaabiNaabnaab ka dhigid (qof). ld naannaabi.naabnaabidld naabnaab¹, naannaab¹, naannaabid.naabnaabinld naannaabin.

