Qaamuuska Asalka
naab
(daaw.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qolof qallalan oo fuusha bishimaha qofka marka uu harraado ama uu bukoodo; jiil.
Erayo la-mid ah
naaban1. Wax fur lagu naabay ahaansho. 2. Wax wax kale kor lagaga …naabidld naab¹, nabid.naabnaab1. ld naannaab 1. N. ah: qof caqli yar oo shiddo badan. 2. l…naabnaab1. Qof, wax shiddo badan oo caqli yar noqosho. 2. Qof faqri …naabnaabiNaabnaab ka dhigid (qof). ld naannaabi.naabnaabidld naabnaab¹, naannaab¹, naannaabid.naabnaabinld naannaabin.naabnaanld naabnaansho.

