Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

muunadee

(-deeyay, -daysay)
Falg2

Macnaha

1. Cid sharfid ama xurmayn. 2. Wax qeymo u yeelid. ld muunee.

Erayo la-mid ah

muun1. Ugaarta midkooda lab ee hoggaamiya inta kale. 2. Dameer w…muunad1. Tayo wanaagsan. 2. Qurux haybad. 3. Xurmo iyo sharaf. 4. …muunadaynld muunayn.muunadaysanMuunad leh ahaansho (wax). ld muunaysan.muunadaysnaanld muunadaysnaansho, muunaysnaan, muunaysnaansho.muunadaysnaansho/dh ld muunadaysnaan.muunajabLuminta qof lumiyo sharaf uu lahaa. ld muunajebid.muunajabSharaf iyo qiimo qof lahaa dhumid.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms