Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

muunad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Tayo wanaagsan. 2. Qurux haybad. 3. Xurmo iyo sharaf. 4. Qayb yar oo u taagan alaab la suuq-gaynayo lagana arki karo nooca iyo sifada alaabtaas. ld muuno.

Erayo la-mid ah

muun1. Ugaarta midkooda lab ee hoggaamiya inta kale. 2. Dameer w…muunadaynld muunayn.muunadaysanMuunad leh ahaansho (wax). ld muunaysan.muunadaysnaanld muunadaysnaansho, muunaysnaan, muunaysnaansho.muunadaysnaansho/dh ld muunadaysnaan.muunadee1. Cid sharfid ama xurmayn. 2. Wax qeymo u yeelid. ld muunee…muunajabLuminta qof lumiyo sharaf uu lahaa. ld muunajebid.muunajabSharaf iyo qiimo qof lahaa dhumid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms