Qaamuuska Asalka
muunadaysan
(-snaa, -snayd)Falmg4
Macnaha
Muunad leh ahaansho (wax). ld muunaysan.
Erayo la-mid ah
muun1. Ugaarta midkooda lab ee hoggaamiya inta kale. 2. Dameer w…muunad1. Tayo wanaagsan. 2. Qurux haybad. 3. Xurmo iyo sharaf. 4. …muunadaynld muunayn.muunadaysnaanld muunadaysnaansho, muunaysnaan, muunaysnaansho.muunadaysnaansho/dh ld muunadaysnaan.muunadee1. Cid sharfid ama xurmayn. 2. Wax qeymo u yeelid. ld muunee…muunajabLuminta qof lumiyo sharaf uu lahaa. ld muunajebid.muunajabSharaf iyo qiimo qof lahaa dhumid.

