Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

muruq-iraadla'

(-qyo ..., m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(c.nafl.) Muruq aan dhaqdhaqaaqiisa xukuminmusallif¹ rabitaan, laakiinse uu wado habdhiska darenwadka iswada. Inta badan waxa uu ku dhacaa falnaq.

Erayo la-mid ah

murudCaano, subag, malab iwm inta ku dhegta gidaarka ama salka we…murudsashold mudursad, mudursasho, mudursi, murudsad, murugsad.murudsatoFarta gacanta oo suulka iyo fardhexada u dhexeysa. ld murugs…murudsoSubag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku leefid. ld m…murug1. ld murugo 1. Uurkutaallo; caloolxumo. 2. ld murud.murug1. Xarig iwm si aad ah isku dhex gelid. 2. Arrin iwm wax aan…murug1. Cayayaan geedka digirta ka cuna caleenta. 2. Isku marmidd…murugeeCid murugo gayeysiin.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms