Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

muluq

(-lqo, m.l/muluq, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Ilmo da'diisu ka yartahay (6) lix bilood; murjuc.

Erayo la-mid ah

mulufFuf caws ah. ld malaf.mulul1. (m.u) Haweenay ama neef xoolaad oo uur yeeshay ama rimay …mulul1. Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujin…mululiCaano ciir ah dhay ku darid.mululidld mulul¹(4).mululrimidld mululrin¹.mululrinRimidda uu rimo dheddig mulul ah. ld mululrimid.mululrinDheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms