Qaamuuska Asalka
muluf
(-fyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Fuf caws ah. ld malaf.
Erayo la-mid ah
mulul1. (m.u) Haweenay ama neef xoolaad oo uur yeeshay ama rimay ā¦mulul1. Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinā¦mululiCaano ciir ah dhay ku darid.mululidld mulul¹(4).mululrimidld mululrin¹.mululrinRimidda uu rimo dheddig mulul ah. ld mululrimid.mululrinDheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinayaā¦muluqIlmo da'diisu ka yartahay (6) lix bilood; murjuc.

