Qaamuuska Asalka
mululid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld mulul¹(4).
Erayo la-mid ah
mulufFuf caws ah. ld malaf.mulul1. (m.u) Haweenay ama neef xoolaad oo uur yeeshay ama rimay …mulul1. Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujin…mululiCaano ciir ah dhay ku darid.mululrimidld mululrin¹.mululrinRimidda uu rimo dheddig mulul ah. ld mululrimid.mululrinDheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya…muluqIlmo da'diisu ka yartahay (6) lix bilood; murjuc.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
