Qaamuuska Asalka
mudbixi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Wax waran iwm ka dhex bixin. ld murbixi.
Erayo la-mid ah
mudbax1. Wax caarad leh oo inta wax doc ka muda docda kale uga bax…mudbaxKa m.: wax caarad leh wax ka dhex bixid. ld murbax².mudbaxsanKa m.: wax, wax la socday ama la sinnaa wax ka soo hor muuqd…mudbaxsanaanld mudbaxsanaansho, murbaxsanaan, murbaxsanaansho.mudbaxsanaansho/dh ld mudbaxsanaan.mudbixidld mudbax¹ (2), murbax¹, murbixid.mudbixinld murbixin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
