Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mudbax

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Wax caarad leh oo inta wax doc ka muda docda kale uga baxa. 2. ld mudbixid. ld murbax¹.

Erayo la-mid ah

mudbaxsanKa m.: wax, wax la socday ama la sinnaa wax ka soo hor muuqd…mudbaxsanaanld mudbaxsanaansho, murbaxsanaan, murbaxsanaansho.mudbaxsanaansho/dh ld mudbaxsanaan.mudbixiWax waran iwm ka dhex bixin. ld murbixi.mudbixidld mudbax¹ (2), murbax¹, murbixid.mudbixinld murbixin.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms