Qaamuuska Asalka
mudbaxsanaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld mudbaxsanaansho, murbaxsanaan, murbaxsanaansho.
Erayo la-mid ah
mudbax1. Wax caarad leh oo inta wax doc ka muda docda kale uga bax…mudbaxKa m.: wax caarad leh wax ka dhex bixid. ld murbax².mudbaxsanKa m.: wax, wax la socday ama la sinnaa wax ka soo hor muuqd…mudbaxsanaansho/dh ld mudbaxsanaan.mudbixiWax waran iwm ka dhex bixin. ld murbixi.mudbixidld mudbax¹ (2), murbax¹, murbixid.mudbixinld murbixin.

