Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mirimmiri

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Geed abaareed weyn oo leh caleen dhuudhuuban iyo har wanaagsan waxaana lagu beeraa jidadka magaalooyinka.

Erayo la-mid ah

miridhoDhicinta ay neef rimani ilmo dhiciso.mirifSaxarro yaryar oo dabaysha bitin karto. ld muruf.mirigsiiIndhaha ka m.: si cabsi leh wax u eegid.miriq1. Bidhaan fogaatay muuqaalkeeda qarsoomid. 2. Muuqaal deg u…miriqMuuqaal mar la arko ka dibna qarsooma.miriqshaanleSocod dan la'aan ah oo warwareeg ku jiro oo ay dadka iyo xoo…miriqshaanleeDad ama xoolo miriqshaanle samayn.miriqshaanleynld miriqshaanleys.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms