Qaamuuska Asalka
miridho
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dhicinta ay neef rimani ilmo dhiciso.
Erayo la-mid ah
mirifSaxarro yaryar oo dabaysha bitin karto. ld muruf.mirigsiiIndhaha ka m.: si cabsi leh wax u eegid.mirimmiriGeed abaareed weyn oo leh caleen dhuudhuuban iyo har wanaags…miriq1. Bidhaan fogaatay muuqaalkeeda qarsoomid. 2. Muuqaal deg u…miriqMuuqaal mar la arko ka dibna qarsooma.miriqshaanleSocod dan la'aan ah oo warwareeg ku jiro oo ay dadka iyo xoo…miriqshaanleeDad ama xoolo miriqshaanle samayn.miriqshaanleynld miriqshaanleys.

