Qaamuuska Asalka
mirigsii
(-iiyay, -iisay)Falmg2
Macnaha
Indhaha ka m.: si cabsi leh wax u eegid.
Erayo la-mid ah
miridhoDhicinta ay neef rimani ilmo dhiciso.mirifSaxarro yaryar oo dabaysha bitin karto. ld muruf.mirimmiriGeed abaareed weyn oo leh caleen dhuudhuuban iyo har wanaags…miriq1. Bidhaan fogaatay muuqaalkeeda qarsoomid. 2. Muuqaal deg u…miriqMuuqaal mar la arko ka dibna qarsooma.miriqshaanleSocod dan la'aan ah oo warwareeg ku jiro oo ay dadka iyo xoo…miriqshaanleeDad ama xoolo miriqshaanle samayn.miriqshaanleynld miriqshaanleys.

