Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

min

(-nan, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Guri, aqal. 2. Ilmaggaleen, ilmasideen. 3. Kolay weyn oo timir ah. ld minan.

Erayo la-mid ah

minaaqLaba qori oo yaryar oo darafyadooda sare harqoodka galaan, d…minaawar1. Markab weyn oo dagaal. 2. ld mimbar.minbeerKolay yar oo xarig ama caw ka samaysan oo kuul lagu sharxay …mindhaafk. Waxaa laga yaabaa; malaha. Tus. “Mindhaa wuu imaanayaa”.mindheelliIlmagaleenka dhedigoodka oo qalloocda.mindhicirXuub uurkujirta qaarkeed haya, siiba xiidanka yaryar, sida u…mindhicir(c.nafl.) Qayb ka mid ah dheefmareenka oo ka hoosaysa caloos…mindhicirisdabJirro geela ku dhacda oo xiidmaha kala xirta.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms