Qaamuuska Asalka
miinshaar
MagacLafdheeri
Macnaha
Nooc mallaayga ka mid ah oo af miinshaar ah leh. ld miishaar¹.
Erayo la-mid ah
miinSummad ishkinka lagu dhigo oo ah goobaabin jiitindhinac loog…miinDuuduubka haragga dadku yeesho, da' awgeed.miinaysanWax la miineeyey ahaansho.miinaysnaanld miinaysnaansho.miinaysnaansho/dh ld miinaysnaan.miinaysoMiin yeelasho (wax).miinee1. Wax miino ku xirid, miino gelin. 2. Cid kontorobaan u dhi…miino1. Qalab gudihiisa wax qarxa ka buuxaan oo loogu talo galay …

