Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

miinee

(-neeyay, -naysay)
Falg2

Macnaha

1. Wax miino ku xirid, miino gelin. 2. Cid kontorobaan u dhiibid.

Erayo la-mid ah

miinSummad ishkinka lagu dhigo oo ah goobaabin jiitindhinac loog…miinDuuduubka haragga dadku yeesho, da' awgeed.miinaysanWax la miineeyey ahaansho.miinaysnaanld miinaysnaansho.miinaysnaansho/dh ld miinaysnaan.miinaysoMiin yeelasho (wax).miino1. Qalab gudihiisa wax qarxa ka buuxaan oo loogu talo galay …miinshaarNooc mallaayga ka mid ah oo af miinshaar ah leh. ld miishaar…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms