Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

miino

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Qalab gudihiisa wax qarxa ka buuxaan oo loogu talo galay in lagu burburiyo, dhismo, dhagax, iwm. 2. Kontorobaan.

Erayo la-mid ah

miinSummad ishkinka lagu dhigo oo ah goobaabin jiitindhinac loog…miinDuuduubka haragga dadku yeesho, da' awgeed.miinaysanWax la miineeyey ahaansho.miinaysnaanld miinaysnaansho.miinaysnaansho/dh ld miinaysnaan.miinaysoMiin yeelasho (wax).miinee1. Wax miino ku xirid, miino gelin. 2. Cid kontorobaan u dhi…miinshaarNooc mallaayga ka mid ah oo af miinshaar ah leh. ld miishaar…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms