Qaamuuska Asalka
miigeysan
(-snaa, -snayd)Falmg4
Macnaha
1. Wax miige lagu mudmuday ahaansho (dhul-beereed). 2. Qof la miigeeyey ahaansho.
Erayo la-mid ah
miigNooc ka mid ah dayaaradaha dagaalka oo lagu sameeyo dalka Ru…miigXarig, dun iwm giijin.miige1. Qori ama bir af dhuuban oo dhulbeereedka lagu mudmudo si …miigeeQof gamcihiisa iyo lugihiisa dib isugu xirid.miigeysnaanld miigeysnaansho.miigeysnaansho/dh ld miigeysnaan.miigganQof, adadag, wanaag, geesinnimo iwm kulansaday ahaansho.miigganaanld miigganaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
