Qaamuuska Asalka
miigee
(-geeyay, -geysay)Falg2
Macnaha
Qof gamcihiisa iyo lugihiisa dib isugu xirid.
Erayo la-mid ah
miigNooc ka mid ah dayaaradaha dagaalka oo lagu sameeyo dalka Ru…miigXarig, dun iwm giijin.miige1. Qori ama bir af dhuuban oo dhulbeereedka lagu mudmudo si …miigeysan1. Wax miige lagu mudmuday ahaansho (dhul-beereed). 2. Qof l…miigeysnaanld miigeysnaansho.miigeysnaansho/dh ld miigeysnaan.miigganQof, adadag, wanaag, geesinnimo iwm kulansaday ahaansho.miigganaanld miigganaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
