Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

miige

(-gayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qori ama bir af dhuuban oo dhulbeereedka lagu mudmudo si abuurka loogu rido. 2. Kar bir ah oo khudraddo iwm lagu shiido. ld miigo¹.

Erayo la-mid ah

miigNooc ka mid ah dayaaradaha dagaalka oo lagu sameeyo dalka Ru…miigXarig, dun iwm giijin.miigeeQof gamcihiisa iyo lugihiisa dib isugu xirid.miigeysan1. Wax miige lagu mudmuday ahaansho (dhul-beereed). 2. Qof l…miigeysnaanld miigeysnaansho.miigeysnaansho/dh ld miigeysnaan.miigganQof, adadag, wanaag, geesinnimo iwm kulansaday ahaansho.miigganaanld miigganaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms