Qaamuuska Asalka
miidow
(-oobay, -owday; -oobi)Falmg1
Macnaha
Miid noqosho (hoore layiig ah).
Erayo la-mid ah
miid1. ld miir 2. Hoore layiig ah oo shubma, sida: malabka, suba…miidaami1. Wax meel durugsan oo ka soo noqodkeedu dhib yahay u eryid…miidaaminld miidaamis, miidaamo (3).miidaamo1. Wax aan la rabin oo meel uusan ka soo nabad noqonayn loo …miidaanGoob dadku isugu yimaado oo lagu qabto waxyaalo kala duwan.miidaanXasil. ld miidaamo (3).miidaandayU m.: fal samayntii aad uga fiirsasho.miidaansanWax la miidaanshay ahaansho (nafley).

