Qaamuuska Asalka
miidaan
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Goob dadku isugu yimaado oo lagu qabto waxyaalo kala duwan.
Erayo la-mid ah
miid1. ld miir 2. Hoore layiig ah oo shubma, sida: malabka, suba…miidaami1. Wax meel durugsan oo ka soo noqodkeedu dhib yahay u eryid…miidaaminld miidaamis, miidaamo (3).miidaamo1. Wax aan la rabin oo meel uusan ka soo nabad noqonayn loo …miidaandayU m.: fal samayntii aad uga fiirsasho.miidaansanWax la miidaanshay ahaansho (nafley).miidaansanaanld miidaansanaansho.miidaansanaansho/dh ld miidaansanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
