Qaamuuska Asalka
miidaamo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Wax aan la rabin oo meel uusan ka soo nabad noqonayn loo diro. 2. Nabar aan loo meel deyin oo la rido. 3. ld miidaan². 4. ld miidaamin.
Erayo la-mid ah
miid1. ld miir 2. Hoore layiig ah oo shubma, sida: malabka, suba…miidaami1. Wax meel durugsan oo ka soo noqodkeedu dhib yahay u eryid…miidaaminld miidaamis, miidaamo (3).miidaanGoob dadku isugu yimaado oo lagu qabto waxyaalo kala duwan.miidaanXasil. ld miidaamo (3).miidaandayU m.: fal samayntii aad uga fiirsasho.miidaansanWax la miidaanshay ahaansho (nafley).miidaansanaanld miidaansanaansho.

