Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

midab-arag-la'aan

(daaw.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Xaalad cudureed uusan qofka kala sooci karin aragga midabyo qaarkood. Nooca uga badan waxa la yiraahda daltoonism (protanodia), arkid la'an cagaarka iyo gaduudka (yacnii waa laysku khaldaa labadaa midab).

Erayo la-mid ah

midaalIsle'eg ay ku rumoobayso dhammaan qiimayaasha suurtagalka ah…midaarDhaadhaqaaq baaq ah cid wax ku garan siin.midaarDhaqdhaqaaq baaq ah oo cid wax lagu garansiiyo siiba dadka d…midab1. Marka fallaaraha ilaysku ku dhacaan walax ee ay ka soo no…midabaysanWax la midabeeyey noqosho.midabaysanWax la midabeeyey ahaansho.midabaysnaanld midabaysnaansho.midabaysnaansho/dh eeg midabaysnow. ld midabaysnaan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms