Qaamuuska Asalka
midaal
(xis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Isle'eg ay ku rumoobayso dhammaan qiimayaasha suurtagalka ah ee loo doorto doorsoomeyaasha ku jira isle'eg.
Erayo la-mid ah
midaarDhaadhaqaaq baaq ah cid wax ku garan siin.midaarDhaqdhaqaaq baaq ah oo cid wax lagu garansiiyo siiba dadka d…midab1. Marka fallaaraha ilaysku ku dhacaan walax ee ay ka soo no…midab-arag-la'aanXaalad cudureed uusan qofka kala sooci karin aragga midabyo …midabaysanWax la midabeeyey noqosho.midabaysanWax la midabeeyey ahaansho.midabaysnaanld midabaysnaansho.midabaysnaansho/dh eeg midabaysnow. ld midabaysnaan.

