Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

midab

(-bbo/-byo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Marka fallaaraha ilaysku ku dhacaan walax ee ay ka soo noqdaan, muunadda ay isha tusaan: sida casaan, cagaar iwm. 2. Nooc ka mid ah kalluunka oo yaryar, oo sharaxsharax leh.

Erayo la-mid ah

midaalIsle'eg ay ku rumoobayso dhammaan qiimayaasha suurtagalka ah…midaarDhaadhaqaaq baaq ah cid wax ku garan siin.midaarDhaqdhaqaaq baaq ah oo cid wax lagu garansiiyo siiba dadka d…midab-arag-la'aanXaalad cudureed uusan qofka kala sooci karin aragga midabyo …midabaysanWax la midabeeyey noqosho.midabaysanWax la midabeeyey ahaansho.midabaysnaanld midabaysnaansho.midabaysnaansho/dh eeg midabaysnow. ld midabaysnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms