Qaamuuska Asalka
mid
MagacLafdheerit
Macnaha
1. Erey wax lab oo keli ah tilmaama; hal. Tus. “Labadii m. baa yimid”. 2. Dad is-raacsan oo isku ujeeddo ah. 3. Kala m. ah: wax kala duwan. 4. Kala m. ah: fikrad, muuqaal, midab iwm cid ka raacid. 5. Jiididda la jiido shaqalka carabiga marka lagu dhawaaqayo.
Erayo la-mid ah
midaalIsle'eg ay ku rumoobayso dhammaan qiimayaasha suurtagalka ah…midaarDhaqdhaqaaq baaq ah oo cid wax lagu garansiiyo siiba dadka d…midaarDhaadhaqaaq baaq ah cid wax ku garan siin.midab1. Marka fallaaraha ilaysku ku dhacaan walax ee ay ka soo no…midab-arag-la'aanXaalad cudureed uusan qofka kala sooci karin aragga midabyo …midabaysanWax la midabeeyey noqosho.midabaysanWax la midabeeyey ahaansho.midabaysnaanld midabaysnaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
