Erayo la-mid ah
megdeeMaqaar meged ka dhigid. ld magdee.megdeynld magdeyn, magdeys, megdeys.megdeysanWax la megdeeyey ahaansho (maqaar). ld magdeysan.megdeysashold magdeysad, magdeysasho, magdeysi, megdeysad.megdeysnaanld magdeysnaan, magdeysnaansho, megdeysnaansho.megdeysnaansho/dh ld megdeysnaan.megdeyso1. Harag meged ka dhigasho. 2. Harag meged marsasho. ld magd…

