Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

megdee

(-deeyay, -deysay)
Falg2

Macnaha

Maqaar meged ka dhigid. ld magdee.

Erayo la-mid ah

megdeynld magdeyn, magdeys, megdeys.megdeysanWax la megdeeyey ahaansho (maqaar). ld magdeysan.megdeysashold magdeysad, magdeysasho, magdeysi, megdeysad.megdeysnaanld magdeysnaan, magdeysnaansho, megdeysnaansho.megdeysnaansho/dh ld megdeysnaan.megdeyso1. Harag meged ka dhigasho. 2. Harag meged marsasho. ld magd…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms