Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

megdeyso

(-stay, -satay)
Falg3

Macnaha

1. Harag meged ka dhigasho. 2. Harag meged marsasho. ld magdeyso.

Erayo la-mid ah

megdeeMaqaar meged ka dhigid. ld magdee.megdeynld magdeyn, magdeys, megdeys.megdeysanWax la megdeeyey ahaansho (maqaar). ld magdeysan.megdeysashold magdeysad, magdeysasho, magdeysi, megdeysad.megdeysnaanld magdeysnaan, magdeysnaansho, megdeysnaansho.megdeysnaansho/dh ld megdeysnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms