Qaamuuska Asalka
matatari
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Xoolo muquuno ah cid siin. 2. Nafley meel aan laga arki karin gelin. 3. Isku m.: meel ciriiri ah si dhib iyo xoog leh ku dhexgelin (nafley).
Erayo la-mid ah
mataan1. Labo ilmo oo hooyo isla mar dhashay midkooda dheddigga. 2…mataan1. Labo ilmood oo hooyo isla mar dhashay midkooda labka ah. …mataanee1. Mataano dhalid (nafley). 2. Labo walxood hal magac ka dhe…mataansan1. Ku m. wax, wax kale mataan la ah ahaansho. 2. Wax, wax ka…mataansanaanld mataansanaansho.mataansanaansho/dh ld mataansanaan.mataatacHadal aan macno lahayn ku hadlid.mataatac1. Hadal aan murti lahayn. 2. ld mataaticid.

